Fan Iyo Fikir (Qeybtii 3-aad)

Qaybinta Shaqaalaha waa kala-saaridda hawlaha nidaam kasta si markaa ka qaybgalayaashu ay khabiir u noqdaan. Shakhsiyaadka, Ururrada, iyo Qaramada ayaa ku guuleysta oo helaya karti gaar ah iyo qaab isku-dhafan si ay uga faa’iidaystaan ​​awooda dadka kale marka laga reebo midda iyaga u gaar ah. Awoodda khaaska ah waxaa ku jiri kara qalab ama khayraad […]

Shiinaha Oo Albaabbada Iskugu Dhuftay In kabadan 13-kun Oo Website

Dowladda Shiinaha ayaa albaabbada iskugu dhuftay in kabadan 13kun oo Website, tan iyo bilowdii sannadkii 2015-kii, kuwaas oo dhammaan jebiyay xeerarkii u yaallay dowladda. tan iyo markii uu awoodda la wareegay madaxwayne Xi Jinping, Shiinaha waxa ay gashay xaaladda cadaadis ah, gaar ahaan dhanka internet-ka, waxaana bilowday olole lagu kantoroollayo website yada dalkaas iyo waxa ay […]

La Ma Filaan! (Qalinkii Cabdicasiis Shidane)

Foolxumadii ka dhacday Muqdisho, Dawladdu waxey ka dhaxashay wajigabax iyo ceeb cirroolihii xitaa saameysay. Madaxweyne Formaajo, waxaa halkudhigyadiisii ka mid ahaa, erayo badan oo uu ku soo suuqgalay. Sida; Soomaaliya waxey u baahan tahay dib-uhishiisiin. Taasi ma dhicin. Iska dhaaf in ay dhacdee, nabarradii ayuu cusbo ku sii dhiijiyay. Bal eeg, guud ahaan, haatan waxa […]

Fan iyo Fikirad (Qeybta 2-aad)

Jean-Baptiste Colbert, waxa uu ahaa siyaasi Faransiis ah. Waxa uu noqday Wasiirka Maaliyadda ee Faransiiska laga soo billaabo 1665 ilaa 1683 xilligii Boqor Louis. Waxa uu ka mid ahaa fekeraaga Dugsiga dhaqaalaha ee Mercantilism-ka. Colbert waxa uu ka shaqeeyay sidii loo abuuri lahaa dheelitirnaanta ganacsiga iyo dib-u-habaynta suuqa. Waxa uu ka shaqeeyay horumarinta dhaqaalaha gudaha […]

Fan iyo Fikir (Qalinkii Warsame Shiidley) {1}

Thomas Robert Malthus, waxa uu ahaa dhaqaaleyahankii ugu horreeyay ee soo jeediya aragtida nidaamsan ee Bulshada (a systematic theory of population). Waxa uu ku soo bandhigay aragtidiisan ku saabsan dadweynaha buugiisa caanka ah ee “Essay on Principle of Population” (1798). Malthus, waxa uu daabacay buuggiisii mar kale 1803, daabacaaddan labaad waxa uu beddelay qaar ka […]

Birimaggeydada Iyo Dhaqanka Soomaalida

Waayadii hore ereyga Birimaggeydo waxaa loo isticmaali jiray dhirta aan loo quurin in godin ama masaar gunta looga jaro, iyadoo lagu tixgalinayo dhirtaas anfaca miraha iyo harac hooskooda ee ay u leeyihiin dadka iyo duunyadaba. Waxaa kale oo dhirta qaarkood in birta lagala maago kallifi jiray iyadoo la ilaallinayo in ay dabar go’aan, maadaama dhirta […]

Wax Ka Ogoow Taariikhda Feylasuuf Ibnu Rushdi

Magaalada Qurduba ee carriga Andalus (Spain-ta maanta) ayaa nasiib u heshay in uu ku dhasho mid kamid ah caqliyadii ugu sareeyay ee caalamka soo mara; halyeey kasta iyo wakhtigiis, dabshidkii 1126-kii, qoys u badan culimmo iyo reer boqortooyo ayaa mar qura u dabbaal degay dhalashada wiilkooda, qof kale ma ahee waa Ibnu Rushdi (Averroes). Abuu […]