Cilmibaaris3 Videos

Fan Iyo Fikir (Qeybtii 3-aad)

Qaybinta Shaqaalaha waa kala-saaridda hawlaha nidaam kasta si markaa ka qaybgalayaashu ay khabiir u noqdaan. Shakhsiyaadka, Ururrada, iyo Qaramada ayaa ku guuleysta oo helaya karti gaar ah iyo qaab isku-dhafan si ay uga faa’iidaystaan ​​awooda dadka kale marka laga reebo midda iyaga u gaar ah. Awoodda khaaska ah waxaa ku jiri kara qalab ama khayraad […]

Maxaad Kala Socotaa 10-Wargeys Ee Loogu Akhriska Badan Yahay Adduunka?

Bulshooyin badan oo caalamka ayaa ku hormaray akhrinta iyo joogteenta Jariirradaha ama wargeysyada dhulkooda kasoo baxa, ama kuwa caalamiga ah ee dalalka iskugu goosha. Wargeysyada la akhriyo waxaa ay iskugu jiraan kuwa maalin-layaal, todobaadlayaal ah, kuwa billayaal ah iyo kuwa kale oo sannad kasta mar soo baxa, dhammaantooda waxa ay soo gudbiyaan macluumaad iyo xogo […]

Kala Sarreynta Dhaqaallaha Caalamka Iyo Rajada 2050-ka

Dhab ahaantii dhaqaallaha waa cunsur door wanaagsan ka qaata horumarka ummadaha, dawladaha, qawmiyadaha iyo ilaa qoyska iyo qofka; dunidan casriga ah waxaa jira tira koobyo badan oo kusaabsan dhaqaallaha caalamka iyo halka uu marayo,  sidoo kale waxaa la sii saadaaliyaa waddamada caalamka iyo 20-ilaa 50-ka sanno ee xigta halka ay noqon doonaan. World Bank, waa […]