Xulka26 Videos

Somalia High Schools lack quality

It would not surprise anyone to see a Somali young gentleman/lady fail to express him/herself as an academician.  Well, since the collapse of the Somali’s central government in the early 1990s, basic education has lost its quality as well as all the other essential social and infrastructural amenities have been destroyed beyond recognition.  High Schools […]

SOOYAAL:- Maxaa Dhex Maray Madaxwaynihii Hore Ee Soomaaliya MSBarre Iyo Dhiggiisii Ivory Coast Félix Houphouët-Boigny? (Q:-2)

Go’aankii Qaramada Midoobe kaddib, Faransiiska oo macangag ahaa, wuu ku sii adkeystay magacii uu bedelay! Hase ahaatee, 1974, waxa ay Midowgii Afrika (OAU) ku shireen Muqdisho, Caasimadda Soomaaliya, waxaa gudoomiye loo doortay Maxamed Siyaad Barre maadama dalka lagu martigaliyo shirka la siiyo madaxtinimada. Hoggaanka ay Soomaaliya heshay waxa ay uga faa’ideysatay in ay uga mira […]

Fan Iyo Fikir (Qeybtii 3-aad)

Qaybinta Shaqaalaha waa kala-saaridda hawlaha nidaam kasta si markaa ka qaybgalayaashu ay khabiir u noqdaan. Shakhsiyaadka, Ururrada, iyo Qaramada ayaa ku guuleysta oo helaya karti gaar ah iyo qaab isku-dhafan si ay uga faa’iidaystaan ​​awooda dadka kale marka laga reebo midda iyaga u gaar ah. Awoodda khaaska ah waxaa ku jiri kara qalab ama khayraad […]

Shiinaha Oo Albaabbada Iskugu Dhuftay In kabadan 13-kun Oo Website

Dowladda Shiinaha ayaa albaabbada iskugu dhuftay in kabadan 13kun oo Website, tan iyo bilowdii sannadkii 2015-kii, kuwaas oo dhammaan jebiyay xeerarkii u yaallay dowladda. tan iyo markii uu awoodda la wareegay madaxwayne Xi Jinping, Shiinaha waxa ay gashay xaaladda cadaadis ah, gaar ahaan dhanka internet-ka, waxaana bilowday olole lagu kantoroollayo website yada dalkaas iyo waxa ay […]

La Ma Filaan! (Qalinkii Cabdicasiis Shidane)

Foolxumadii ka dhacday Muqdisho, Dawladdu waxey ka dhaxashay wajigabax iyo ceeb cirroolihii xitaa saameysay. Madaxweyne Formaajo, waxaa halkudhigyadiisii ka mid ahaa, erayo badan oo uu ku soo suuqgalay. Sida; Soomaaliya waxey u baahan tahay dib-uhishiisiin. Taasi ma dhicin. Iska dhaaf in ay dhacdee, nabarradii ayuu cusbo ku sii dhiijiyay. Bal eeg, guud ahaan, haatan waxa […]