Nagu Saabsan

Xarunta Ifiye

Waa madal kulmisa figradaha xorta ah ee indheer garatada Soomaaliyeed, ee xambaarsan aragtida dhisme kalkaal ka ah, waxa ayna diiradda saareysaa kobcinta akhriska,qoraalka, hal-abuurka, cilmi baarista iyo doodaha cilmiyeysan.

Hiigsi

Hiigsiga ifiye waa helitaanka bulsho Soomaaliyeed oo garaadkoodu sarreeyo oo ay hagto aqoon dhaqan suuban ku dhisan si loo helo Soomaali nabad iyo horumar kuwada nool oo afkaaraha kala duwan isku dhaafsata si cilmiyeysan ayadoo la adeegsanayo qadda qalinka iyo awoodda erayga halka laga isticmaali lahaa caaradda qorayga iyo tamarta is maquuninta.

Ujeeddo

Si loo gaaro hiigsigaas, Xarunta Ifiye waxa ay u istaageysaa waxa ummadda ka dhaxeeya, waxa ayna diiradda saareeysaa kobcinta afka, horumarinta dhaqanka suuban, kalkaalidaa hal-abuurka, dhiirigalinta cilmi baarista iyo martigelinta doodo cilmiyeysan oo ay saldhig u tahay dib u dhiska maskaxda iyo doojinta maanka.


Ifiye Profile

IFIYE is an educational center based in Mogadishu Somalia, which promotes the culture of reading and creative writing in Somali speaking society, with particular focus on youth. In addition to ,it promote and distribute high quality Somali literature contents (research,essays, history, fiction, science, poetry,drama and literature ); and provide young people with access to the cultures of the world by conducting reading clubs , debates,knowledge based events, poetry recitals, photography exhibition,Guest lectures, traditional dance performance and translate renowned classical literature into Somali. Our main target is to value and preserve Somali traditional human-created wisdom (literature, indigenous science, traditional games, language and all other forms of art of human expression) in the form of the written word. Somalis are traditionally an oral society, and their culture is profoundly animated by the spoken word, and the highest art of Somali Culture is poetry, which is a literary form produced for performance

(Visited 80 times, 1 visits today)